Xiliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Waxaa dib u dhac ku yimid xiligii horey loo qorsheeyay in ay ku dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kadib markii ay is casileen inta badan Guddigii doorashada Madaxweynaha. Guddiga joogtada ee Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Baydhabo ayey uga arinsanayeen dib u dhaca ku yimid doorashaa oo horey … Continue reading Xiliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyay